Kooxo hubeysan oo caawa Muqdisho ku dilay Cali Hilowle (Cali Dheere)

Kooxo hubeysan ayaa caawa degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ku dilay Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Amniga iyo Siyaasada degmadaas . Cali Hilowle (Cali Dheere) ayaa lagu toogtay dalcada Isgoyska Boondheere dhinaca wadada u baxda Taaladda Daljirka Dahsoon sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah. Cali dheere ayaa Guddoomiye ku-xigeen u ahaa Guddoomiyihii hore ee degmada … Continue reading Kooxo hubeysan oo caawa Muqdisho ku dilay Cali Hilowle (Cali Dheere)